50 thoughts on “DURDUR MEDIA OO NIIKO KUSOO BANDHIGTAY DULEEDKA MUQDISHO LAYAABKA ADDUUNKA 2019

  1. Sorry wlhy hablihi somaliyed sidan iskugu ciyaray laguna ciyaray hasan jareer iyo kuwan kalle jareertaa in la laayo ayey is tahilan

  2. Dhadhaanta idin dhashay wasee maxaad sidan kawadeen uf laplapo gabadha kaleexda Maranta idin dhashay wasee dur dur media aaadbo ceebeeseen idinka

  3. Naagtan iyada mankeda kuracdey sey iska siso dey farta dey hanunka alla haya wlishan qalad malha ngtu iyada racdey

  4. Sub xanalaaah taan yaar so maha dii wiilka boqorka xarakada ladahaayo la ciyareysay mise anaa modo walahi gabdha heena. Bila xishod ayee noqdeen huuno ilaheey ha ku so ha diyeeyo amiin

  5. hhh waxa igu darn midkan surwalka cad iyo fanaanda oranjiga wato wllo xishoo inanta yarta ha isku xoq xoqine subxanalaah walasha sidaan mad ula dhaqanteen ee ale kabaq

  6. war xishood bela yaal miyidan dumar idin dhalin amwa idinla dhalan maxad gabdhaha yar yar u fasahadinesaan

  7. Horaa loo yiri jareer nin wayn ma noqdo. Mar walba waa cayaala suuq aan Alle, sodog, sodoh, seediyo, dumashiyo, walaloyin, iyo waalid toona ka xishoonayn oo uun futada wararyaya ama wax isbasanaya ka shekeynaya. Jufma!! 😁

  8. Subxanallah aniga waxan aminsanahay in durdur media gabdhaha somaliyed sharaftoda lagu kufsado. Walalayal allah kacabsada walaashaa sharafteda barius hakaradsan hadikale ogow walasha ayadku arkeysaa marxaladan aad gabdhaha kale kuladhaqmesid wlh waa iga digniin 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *